DEENMAMUL...
DeenMamul – Nidaamka Maamulka Deemaha, Macaamiisha & Ganacsiga (Enterprise Cloud ERP & POS)
DeenMamul waa nidaamka #1 ee loogu talagalay maamulka iyo dabagalka deemaha macaamiisha, iibka, iyo xisaabaadka ganacsiga. Wuxuu leeyahay xasuusino toos ah oo WhatsApp iyo SMS ah, kaydinta xogta ee Google Drive & Cloud, aqoonsiga lambarada soo waca (Caller ID), iyo nidaamka POS.